Tiro dad ah oo lagu laayey kaniisad ku taalla Magaalada Dablo (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan todoba ruux ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday kaniisad ku taalla waqooyiga dalka Burkina Faso maanta oo Axad sida ay sheegtay warbaahinta dalkaasi Goob-joogeyaal ah ayaa sheegay in dhowr dabley hubeysan oo ku socday mootooyin ay gudaha u galeen kaniisadda ka dibna ay halkaas ku laayeen todoba qof oo uu ku jiray baaderigii … Continue reading Tiro dad ah oo lagu laayey kaniisad ku taalla Magaalada Dablo (Daawo Sawirro)